Af-Soomaali (Somali)

Waxaad sameyn kartid hadii immigrationku ku gabto:

Hadi UK Border Agency ama policeku ku joojiyo oo lagu weydiiyo sharciga aad dalka ku joogtid:

– Waajib kugu ma aha inaad u jawaabtid.

– Waajib kugu ma aha inaad magacaaga iyo adreskaaga u sheegtid.

– Usheeg inaad dooneeyn inaad lahadashid.

– Kalsooni muuji laakinse si ixtraam leh ula hadal.

– Waad iskaga dhaqaaqi kartaa hadii aad doontid.

Ku ma joojin karaan midabkaaga awgi. Waxay ku joojin karaan hadi ay sabab rasmiya ay haystaan. Hadey kuu joojiyaan sidaad u eegtahay, ama luugada aad ku hadlaysid awgeed, waxaad ku tiraahda:

 ‘Wa cunsirinimo.’ ‘Waa sharci daaro.’ ‘Waan ku dacweeynaya.’

Hadi lagu xiro, waxaad la xiriirta ”Bail for Immigration Detainees” oo caawiya dadka xiran oo doonaya sii deen (way naga madax banaan yihiin): 020 7247 3590

Download cards for printing (10 per page)

[Note: when using certain browsers, you will not be able to view the full pdf document and will need to download the file].